Jabhadaha Suuriya oo halis cusub wajahaya

Your browser doesn’t support HTML5

Jabhadaha Suuriya ayaa wajahaya halis cusub oo ah diyaaradaha ismiidaaminta ee aan duuliyaha lahayn, oo ay sheegayaan in dowladda Suuriya iyo ciidamada Ruushka ay ku beegsanayaan. Weriyaha VOA Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Xuseen Barre ayaa inoo faah-faahinaya.