Wararkii ugu dambeeyey doorashada USA

Your browser doesn’t support HTML5

Labada tartame ee doorashada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Kamala Harris ayaa isku dayaya inay gaaraan dadka tirada yar ee aan weli go’aansan ciddii ay u codeyn lahaayeen. Warbixin uu diyaariyey Scott Stearn, waxaan soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.