Nin weerari rabi safaaradda Israel ee Jarmalka

Your browser doesn’t support HTML5

Dacwad oogayaasha Jarmalka ayaa sheegay in nin Liibiyaan ah oo looga shakisan yahay inuu qorsheynayay weerar lagu qaado safaaradda Israa’iil ee magaalada Berlin, isla markaana xiriir la leeyahay kooxda Daacish ayaa maanta oo Axad ah ka soo hor muuqan doona garsooraha maxkamadda.