Taariikhda xisbiyada siyaasadeed ee Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Laba todobaad ayaa ka harsan doorashada madaxtinmada Mareykanka ee ay ku loolamayaan musharaxa Dimoqraadiga Kamala Harris iyo kan Jamhuuriga Donald Trump. Haddaba Taariikhda labada xisbi ee aalaaba ku loolama kursiga ugu sarreeya dalka ayaa warbixin ay VOA ka qortay waxaa soo koobaya Nuur Bukhaari.