Qarashka ku baxa doorashada Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Marka loo barbar dhigo dalalka kale ee dunida, dalka Maraykanka waa dalka kharashka ugu badan ku bixiya ololah doorashooyinka. Haddaba maxaa sabab u ah arrintan? Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa noo haya Nuur Bukhaari.