Madaxda BRICS oo ku shiraya Ruushka

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi iyo hoggaamiyeyaal kale ayaa maanta gaaray magaalada Kazan ee Ruushka si ay uga qaybgalaan shir madaxeedka waddamada BRICS.