Doodda hubka ee doorashada Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Dhibanayaasha rabshadaha hubaysan iyo milkiilayaasha qoryaha Maraykanka ayaa muujinaya aragtiyo kala duwan oo ku saabsan madaxweynaha soo socda, iyo waxa uu ka qaban doono xakamaeynta rabshadaha hubka ee Maraykanka.