Mareykanka oo beegsanaya Kuuriyada Waqooyi

Your browser doesn’t support HTML5

Maraykanka iyo xulufadiisa ayaa ku dadaalaya dhaqan galinta cunaqabateynada QM ee saaran dalka Kuuriyada Woqooyi, iyada oo xitaa ay jirto wada shaqeyn la’aan ka imanaysa dalalka Ruushka iyo Shiinaha.