Adeeg ilaalinaya shimbiraha Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka ku nool dhinaca xeebeed ee dalka Kenya ayaa isticmaalaya adeeg ay kula soconayaan kuna ilaalinayaa Shimbiraha. Hay’adda UNESCO ayaa sheegtay in wabiga Tana River uu leeyahay deegaanno fiican oo hoy u ah noocyada kale duwan ee shimbiraha oo ay ku jiraan shimbirro khatar ku jira.