Wareysi: Agaasimaha maamulka ee Hay’adda IMF Kristalina Georgieva

Wasiirada Maaliyadda Adduunka iyo gudoomiyaasha Bankiyada Dhexe ayaa ku kulmi doona Washington D.C toddobaadka soo socda.

Wuxuuna qeyb ka yahay shirarka sannadlaha ah ee IMF-ta iyo Bankiga Adduunka si looga wada hadlo xaaladda dhaqaalaha adduunka iyo mudnaanta siyaasadda ee hay’adahan iyo dowladaha ay la shaqeeyaan.

Agaasimaha maamulka ee Hay’adda IMF Kristalina Georgieva oo wareysi siisay Wariyaha VOA-da Vincent Makori, ka hor kulamadan ayaa ka hadashay doorka IMF iyo ka qeyb qaadashada xasiloonida dhaqaale Adduunka iyo dalalka Africa ee ka hooseeya saxaraha.

Wareysiga oo dheeraa waxaa warbixintan kooban nooga diyaariyay Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Agaasimaha maamulka ee Hay’adda IMF Kristalina Georgieva