Aragtida milkiilayaasha iyo dhibbanayaasha hubka Mareykanka

Dhibanayaasha rabshadaha hubaysan iyo milkiilayaasha qoryaha Maraykanka ayaa muujinaya aragtiyo kala duwan oo ku saabsan madaxweynaha soo socda, iyo waxa uu ka qaban doono xakamaeynta rabshadaha hubka ee Maraykanka.

Warbixintan oo ay diyaarisay Veronica Balderas Iglesias, waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Hubka.m4a