Trudeau oo cadaadis kala kulmaya xubnaha xisbigiisa

Xildhibaannada qaar ee xisbiga haya talada Canada ee Liberal-ka, ayaa lagu soo warramayaa inay qorsheynayaan in hoggaamiyahooda ahna ra’iisul wasaaraha dalkaasi Justin Trudeau, ay ku qanciyaan inuu ka dego hoggaanka xisbiga, kahor doorashada sanadka dambe.

Xildhibaannada ayaa kulan albaabada u xiran yihiin maanta la yeelanaya ra'iisul wasaaraha. Warbixinta waxaa Toronto ka soo diray weriyaha VOA Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Canada.m4a