Kismaayo: Illaa 14 waddo oo la dayactirayo

KIsmaayo

Dowladda Hoose ee magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in ay meel gaba gaba ah u mareyso dhismooyinka ilaa 12 waddo oo ku yaalla gudaha magaalada.

Warbixintan waxaa Kismayo kasoo diray, Adan Maxamed Salad.

Your browser doesn’t support HTML5

Kismayo.m4a