Xiriirka Sacuudiga iyo Israel oo laga shaqeynayo

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghaya Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa Arbacada maanta ka shaqeynaya sidii uu dalalka Sacuudi Carabiya iyo Israel ay xiriir diblomaasi u yeelan lahaayeen, isaga oo rajeynaya in heshiiskaas taariikhiga ah uu kaalin ka gaysan doono in la soo afjaro dagaalka Gaza.