Wararkii ugu dambeeyey doorashada Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada madaxtinimada Mareykanka oo ay ka harsan tahay wax ka yar laba toddobaad ayaa mareysa heer xasaasi ah iyadoo musharraxiinta Kamala Harris oo Dimoqraadi ah iyo Donald Trump oo Jamhuuri ah ay sii xoojiyeen ololaha ay ka sameynayaan ilaa toddoba gobol oo ah kuwa ay ku xiran tahay guusha.