Ololaha dooraashooyinka Somaliland oo socda

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiyadda iyo ururada siyaasadda Somaliland ayaa maalintii 5-aad wada ololaha doorashada Somaliland oo la filayo inay dhacdo 13-ka bisha November. Xisbiyada iyo ururada ayaa wada shirar iyo dadaallo ay ku doonayaan inay codbixiyaal ku helaan.