Soomaaliya iyo nidaamka dad-dhigista casriga

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay billaabaysa nidaamka dad-dhigista oo casri ah, taasi oo sahlaysa in muwaadiniinta ay iska diiwaan-geliyaan meel kasta oo Somalia ka mid ah. Cabdulqaadir OK ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.