Gachagua oo sheegay inuu halis amni wajahayo

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne ku-xigeenka xilka laga xayuubiyay ee Kenya Rigathi Gachagua ayaa sheegay in ciidankii ilaalinayay lagala laabtay, waxa uuna ka digay in wax kasta oo ku dhaca uu mas’uul ka noqonayo madaxweyne William Ruto.