Haween Soomaali ah oo lagu dilay Nairobi

Your browser doesn’t support HTML5

Kumanaan ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta isu soo baxay, iyagoo raadinaya cadaalad, kaddib markii saddex dumar ah, hooyo gabar ay dhashay iyo gabar ay habaryar u tahay oo la waayay Isniintii la soo dhaafay, la helay medkooda.