Laascaanood oo laga billaabay nidaamka casriga ah ee Dad-dhigista

Qaar ka mid ah maamulka dowladda hoose ee Laascaanood

LAASCAANOOD– Maamulka Khaatumo ee magaalada Laascaanood ayaa Jimcihi daah-furay, diiwaangelinta casriga ah ee Dad-dhigista, kaas oo fududeynaya bixinta shahaadooyinka dhalashada iyo dhimashada iyo wixi la mid ah.

Warbixintan waxaa Laascaanood kasoo diray, Cabdikarim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad-dhigista.m4a