Wararkii ugu danbeeyay ee weerarkii Israel ay ku qaadday Iran

TOPSHOT - A general view of Tehran after several explosions were heard in Tehran on October 26, 2024.

Israel ayaa sheegtay in ay dhammeystirtay weerar ballaaran oo ay ku qaadday Iran.

Ciidamada Israel ayaa sheegay maanta oo Sabti ah in diyaarado dagaal oo Israel leedahay ay si nabad ah ugu soo laabteen dalka ka dib markii ay fuliyeen duqeymo bartilmaameedkoodu ahaa goobaha milateri ee ku yaalla meelo kala duwan oo dalka Iran ah.

Warbixin ay VOA ka qortay waxaa inoo faahfaahinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Weerarka Israel ee Iran