Kazan —
Jimcihii waxaa magaalada Kazan ee dalka Ruushka lagu soo geba-gebeeyay shirweynaha dowladaha xubnaha ka ah Isbaheysiga BRICS, oo ay hoggaamiyaan dowladaha Ruushka, Shiinaha, Brazil, South Africa iyo Hindiya.
Haddaba, maxaa kasoo baxay shirki sannadkan, xagguuse ku wajahanyahay BRICS? Su’alahaasi iyo kuwo kale ayuu wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixafid Cawil Ismacil ka wareystay, Maxamed Axmed Dable oo ah ka faallooda arrimaha siyaasadda Yurub iyo kuwa caalamiga ah, kuna nool dalka Britain.
Your browser doesn’t support HTML5