Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani oo la ganaaxay

Guddiga doorashada Somaliland

Guddiga Anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland, ayaa ganaax lacageed ku riday xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo urur siyaasadeedka Kaah.

Guddiga ayaa xisbiyada iyo ururkaba ku eedeeyay in ay jabiyeen xeerarkii loo dajiyay habsami u socodka doorashada.

Warbixintan waxaa innoo haya Cabdulqadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

SOMALILAND.m4a