QM oo ka hadashay mamnuucista UNRWA

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii sheegay in dhaqangelinta sharciga ka mamnuucaya hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin ee UNRWA inay ka shaqeyso Israa’iil “ay cawaaqib xun ku yeelan karto qaxootiga Falastiiniyiinta.