Qurbo-joogta Mareykanka iyo doorashada
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah qurba-joogta Maraykanka ah ee ka shaqeeya safaaradda Maraykanka ee Itoobiya ayaa isku diyaarinaya doorashooyinka Mareykanka ee dhacay 5-ta November. Weriye Eskinder Firew ayaa Addis Ababa kula hadlay qaar ka mid ah, waxaana warbixintan uu ka soo diray soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nur.