Biden oo ka hadlay colaadda Bariga Dhexe

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku baaqay in la soo afjaro colaadda adag ee ka taagan Bariga Dhexe kadib markii Israel ay beegsatay Iran subaxnimadii hore ee Sabtidii, taasi oo Washington ay sheegtay inay ahayd aargoosi cudur daar leh oo la xiriira duqayntii Israel lala beegsaday.