Xasan Sheekh oo farriin u diray Deni iyo Axmed Madoobe
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay diyaar u yahay inuu la hadlo Puntland iyo Jubaland, si loo xaliyo khilaafka siyaasadeed ee dhex-taagan dhinacyadan.