Fallanqeynta Shirka Golaha Wadatashiga

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay go’aankii ay shalay magaalada Muqdisho ka soo saareen hoggaamiayaasha Golaha Wadatashiga Arrimahan waxaa nala fallanqeynaya Dr. Maxamud Maxamed Culusow, oo ah aqoonyahan, siyaasi degan Maryakanka, balse haatan Muqdisho ku sugan.