Muqdisho —
Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed ayaa Sabtidii shalay ka nasiib darro ku tilmaamay go'aankii uu shalay baarlamanka Soomaaliya ku aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh.
Go'aankaas ayaa sidoo kale waxaa falceliyay xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo haya Cabdulqadir Samakaab.
Your browser doesn’t support HTML5