Codeynta Soomaalida Mareykanka ee Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Maraykanka ee ku nool Soomaaliya ayaa si dhow ula socda doorashada Maraykanka, iyagoo qaarkood dibedda ka soo codeeyay. Waxay aad u daneynaya siyaasadda arrimaha dibedda Maryaknaka iyo waliba maalgashi uu Marayakanku ku sameeyo Africa. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Ibraahim Daanduray.