Xiisadda Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe
Your browser doesn’t support HTML5
Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka dhex taagan dowladda federaalka iyo maamulka Jubaland, iyadoo madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe u xidlhibaannada baarlamaanka federaalka ee Jubaland ka soo jeeda ka dalbayay inay Kismaayo ku laabtaan, si ay wadatashiyo siyaasadeed ula sameeyaan maamulka.