Wararkii ugu dambeeyey daadadka Spain
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Spain ayaa maanta oo Isniin ah sheegtay in ay 7,500 oo askari u daabulaysa gobolkeeda bari oo ay ku dhufteen daadad ba’an. Dowladda ayaa wajaheysa caro sii kordheysa oo ku aaddan sida ay uga gaabisey wax ka qabashada masiibadii ay ku dhinteen ugu yaraan 217 qof.