Washington —
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, Kamala Harris oo doorashadi madaxtinimada Mareykanka ee Taladaadi kula tartanay Donald Trump ayaa Arbacadi shalay qiratay in looga badiyay tartanka.
Harris oo aheyd murashaxii xisbiga Dimoqraadiga u matalay doorashada, ayaa khudbad ay ka jeediyay Jaamacadda Howard ee magaalada Washington D.C, halkaas oo xarun u aheyd ololaheeda ka sheegtay, in sheegtay in ay wacday Trump oo ay u hambalyeysay.
Warbixin ay VOA-da ka qortay waxaa innoo heysa, Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5