Xiisadda DFS iyo Jubaland oo xoogeysatay

Your browser doesn’t support HTML5

Iyadoo ay wali taagan tahay xiisadda u dhaxeysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland, ayaa maanta waxaa Kismaayo gaaray xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo ka soo jeeda Jubaland, kuwaasi oo uu u yeeray madaxweynaha Jubaland si uu wadatashi ula sameeyo.