Ruushka oo la shiraya madaxda Afrika
Your browser doesn’t support HTML5
Ruushka ayaa toddobaadkan magaalada Sochi ee koonfurta ku marti galinaya wasiirro ka socda qaaradda Afrika. Ruushka ayaa shirkan uga dan leh inuu muujiyo aragtidiisa ku aaddan adduunyo aanay hal awoodi ka talin.