Maxaa u sabab ah qalalaasaha siyaasadeed ee Jarmalka?

Dalka Jarmalka, waxaa ka bilowday qalalaase siyaasadeed iyadoo hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Friedrick Mers uu ku tilmaamay go’aanka raysalwasaaruhu uu dib u dhigay codka kalsoonida dowlada loogu qaadi rabay mid mas’uuliyad daro ah. Jarmalka waa waddanka ugu weyn Midowga Yurub.

Maxaa haddaba keenay qalalalaasahan siyaasadeed?

Warbixin gaar ah oo amuurtan ku saabsan waxaa magaalada London ka soo direy wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Qalalaasaha siyaasadeed ee Jarmalka