Wareysi: Murashax Madaxweyne Faysal Cali Warabe

Faysal Cali Waraabe

Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka bisha November ee soo socota waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacdo doorashooyinka madaxtooyada iyo sharci dejinta oo marar kala duwan dib loo dhigayay.

Doorashadan ayaa waxaa ku tartami doona murashixiinta xilka madaxweynaha, kuwaas oo kala kala socda saddex xisbi iyo ururro siyaasadeed.

VOA-du waxay wareysi horudhac u ah doorashadani la yeelatay, murashixiinta xisbiyada Kulmiye, Muuse Bixi Cabdi, oo haatan ah Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi “Cirro” oo ah murashaxa Xisbiga Wadani, iyo Feysal Cali Waraabe, murashaxa Xisbiga UCID.

Ku soo dhawaada Wareysiga ugu horeeya oo aan idinkugu soo gubin doonno Feysal Cali Waraabe, murashaxa Xisbiga UCID. Sahra Ciidle Nuur, oo maalmo ka hor booqatay Hargeisa ayaa Feysal Weydiisay ugu horeyn weydiisay, waxa doorashada Somaliland ka dhaceysaa ay kaga duwantahay doorashooyinkii hore.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Murashax Madaxweyne Faysal Cali Warabe