Wicitaanka Dhageystaha: Xildhibaan Samakab Hussein

Xildhiban Samakaab Xuseyn.

WASHINGTON — Barnaamijka Wicitaanka dhageystah waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa gobolka Minnesota uga qorsheysa dadka Soomaalida ah ee aan sharciga haysan ee ka cabsi qaba inuu masaafuriyo madaxweynaha la doortay ee Mareykanka. Waxaa marti ku ah Samakab Hussein, oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Minnesota.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Xildhibaan Samakab Hussein