Muqdisho —
Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa xalay mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, kaddib marki ay magacaabistiisa ansixiyeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho.
Jeneral Odawa oo xilkan qabanayo markii labaad, ayaa baddalaya Sarreeye Gaas, Ibrahim Sheekh Muxiddiin.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5