Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo mar kale uu tartamaya xilka, doorashada dhici doonta Arbacada ayaa VOA u sheegay inuu ku rajo weyn yahay inuu dhaqan-galo is-afgaradkii Somaliland iyo Ethiopia. Dhinaca kale, wuxuu ka hadlay dagaalki Laascaanood.
Sahra Ciidle ayaa ku wareysatay Hargeysa.