Jamhuuriyiinta oo la wareegay Congress-ka
Your browser doesn’t support HTML5
Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay kuraas ku filan oo ay ku maamuli karaan Aqalka Wakiilada ee Congress-ka Maraykanka. Xisbiga Jamhuuriga ayaa helay aqlabiyadda labada aqal ee wakiilada iyo Senate-ka, kuwaas oo garab u noqon doona madaxweynaha la doortay Donald Trump.