Turkiga oo lagu casuumay ururka BRICS

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka ku bahoobay ururka BRICS ayaa dalka Turkiga usoo bandhigay inuu ururka shuraako ka noqdo, wasiirka Ganacsiga ee Turkiga, Omer Bolat ayaa arrintaas sheegay. Xukuumadda Ankara ayaa sheegtay inay doonayso inay isku dheelitirto xiriirkeeda is-bahaysiyada Bariga iyo Galbeedka.