Amarka lagu mamuuncay bacaha Soomaaliya
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Soomaaliya ayaa bishii hore si rasmi ah Muqdisho uga mamnuucday in la isticmaallo bacaha, laakiin wali amarka mamnuucida ayaan si rasmi ah u dhaqan-galin, waxaana goobaha qaarkood lagu arkayaa in dadku ay sii wadaan iscitmaalka bacanaha
Warbixintan waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.