Doorasho maanta ka dhaceysa Senegal
Your browser doesn’t support HTML5
Senegal ayaa maanta oo Axad ah u codeynaysa doorashada baarlamaanka, iyadoo madaxda cusub ay hiigsanayeen in ay helaan aqlabiyad aad u wanaagsan, si ay u arkaan inuu fulo balan qaadka dib u habeynta ee ay xukunka kula wareegeen sideed bilood ka hor.