Ganacsato rabto in ay macdan ka qodo Gaarisa

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada shirkadda qodda macdanta ee Gypsum ee gobolka Gaarisa ayaa dowladda Kenya ka codsaday in dib loogu oggolaado inay qotaan macdantaasi, taasi oo dowladdu ay xirtay kaddib markii beelo ay isku qabsadeen deeggaannada laga qoto macdantaas. Warbixintan waxaa Garissa kasoo diray Axmed Xuseen.