Dowladda Xasan oo wajehysa culeys siyaasadeed
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa mowjado siyaasadeed oo kaga imaanaya mucaaradka iyo qaar ka mid dowlad goboleedyada, kuwaasi oo si xooggan uga horyimid hanaanka uu madaxweyne Xasan ku doonayo in Soomaaliya uga dhacdo doorasho.