Qorshaha dowladda Talyaaniga ee muhaajiriinta

Your browser doesn’t support HTML5

Siyaasadda dowladda Talyaaniga ee ah in dadka muhaajiriinta ah loo diro xarumo ku yaalla dalka Albania inta laga go’aaminayo kiisaskooda magangalyo, ayaa la kulantay caqabad sharci kaddib marki ay garsoorayaasha Roma ay kiiskan u wareejiyeen Maxkamadda Caddaaladda ee Midowga Yurub.