Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in boqolaal qoys oo kasoo barakacay dagaallo dhawaan ka dhacay degmada Luuq ee gobalka Gedo ay isgu tageen qeybo ka mid ah gobalka Bay.
Qoysaskaan barakaca ah ayaanan heysan waxayabihi aasaasiga u ahaa nolosha isla markaana u baahan gurmad bani'aadannimo, sida uu sheegay maamulka.
Warbixin arintan ku saabsan waxa Baydhabo nooga soo diray, wariyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5