Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in shidaalka isbitaallada Qaza ay ku shaqeeyaan uu gabaabsi yahay, islamarkaana ay laba maalmood oo kaliya ay u harsan tahay ka hor inta aysan qaadan go’aan ay ku xaddidayaan adeegyada ay isbitaalladu bixiyaan.
Hadalkan ayaa ku soo beegmay iyadoo Qaramada Midoobay ay ka digtay in uu uu dagaalku cuuryaamiyay gargaarka dhinaca dhulka lagu gaarsiiyo dadka u baahan.
Warbixin ay arrinta ka qortay VOAda waxaa inoo soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey.
Your browser doesn’t support HTML5