Maamulka Gaarisa oo lacago amaah ah siiyay dadka saboolka ah

Garissa

Maamulka Koyntiga Gaarissa ee gobolka Waqooyiga Bari dalka Kenya ayaa maanta lacag amaah ribo la’aan ah, oo malaayiin shilinka Kenya ah ah u qeybiyay dadka taagta daran iyo kuwo lixaadka la’a ee gobolka. Lacagtan amaahda ah ayaa laga rabaa in ay dadka qaatay dib usoo celiyaan muddo laba sana ah.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Gaarisa ka soo diray wariyaha VOA, Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta Gaarisa